Dukumentiyo iyo walxo caawimaad leh

Bayaan ka soo horjeedo naafeynta xubinta taranka dumarka, oo u sharraxeysa waalidiinta, ehelka iyo asxaabta – oo uu ku jiro dalkaaga hooyo – in gudniinka dumarku uu ka mamnuuc yahay Jarmalka. Waxaa lagu heli karaa 13 luqadood, soo dejinta:
www.hamburg.de/opferschutz/12138124/
schutzbrief-gegen-genitalverstuemmelung/

Bayaanka waxaa soo saartay Magaalada Hamburg, laakiin macluumaadka wuxuu ka shaqaynayaa Jarmalka oo dhan.

Xiriirinta macluumaadka iyo agabyada oo ku qoran luqado kala duwan

TERRE DES FEMMES, “Waxaan ilaalinaa gabdhaheena”
Buug-waxbarasheed loogu talogalay bulshooyinka oo ku qoran 7 luqadood
www.frauenrechte.de/tdf-online-shop/weibliche-genitalverstuemmelung/praeventionsbroschuere-fgm-wir-schuetzen-unsere-toechter-mehrere-sprachfassungen

Magaalada Vienna, “Waan ilaaliyaa gabadhayda”
Fayl loogu talogalay waalidiinta iyo ehelka gabdhaha ka yimid waddamada gudniinka gabdhaha lagu sameeyo
www.wien.gv.at/gesundheit/beratung-vorsorge/frauen/frauengesundheit/
schwerpunkte/gewalt/fgm.html

Forward UK, “Ka ilaalinta gabdhahaada gudniinka fircooniga ah: fasaxyada xagaaga, sharciga iyo ADIGA”
Buuga hagaha Ingiriisiga ah ee kasoo horjeeda naafeynta xubinta taranka gabdha.
www.forwarduk.org.uk/forward-publications/keeping-your-girls-safe-from-fgm

Forward UK, gudniinka fircooniga ah iyo Warqadda Islaamka
Buug sharraxaya mowqifka islaamka ee gudniinka fircooniga ah
www.forwarduk.org.uk/forward-publications/fgm-and-islam-leaflet

Forward UK, “Jirkayga, Xeerarkayga,” muuqaal FGM ah
www.forwarduk.org.uk/forward-publications/my-body-my-rules-2015-fgm-animation
Janet Fyle (Kulliyadda Royal ee umulisooyinka), iyadoo lala kaashanayo Kulliyada Royal ee dakhaatiirta dumarka iyo dhakhaatiirta hooyada iyo dhallaanka (RCOG), Kulliyada Royal ee Dhakhaatiirta Guud (RCGP), badbaadiyayaasha gudniinka fircooniga ah, ururada aan dawliga ahayn iyo shuraako kala duwan oo bulshada deegaanka ah; filim-gacmeed gaaban
www.wovenink.co.uk/endfgm-animations

Excision – parlons-en!
Macluumaad loogu talogalay gabdhaha iyo haweenka ay dhibaatadu saameysey
www.alerte-excision.org

Stratégies concertées MGF, Pas d’excision pour ma fille
Fayl ka hadlaya waalidiinta iyo ehelka gabdhaha ka soo jeeda waddamada gudniinka gabdhaha lagu sameeyo
www.strategiesconcertees-mgf.be/wp-content/uploads/GAMS-depliant-excFR13Web.pdf