Jarmalka waxaa ku dhawaad la guday 70,000 oo haween ah, iyo ilaa 15,000 oo ah gabdhaha da’da ka yar 18 jir, ayaa halis ugu jira.[1] In kabadan 12,000 oo ah haween gudan ayaa ku nool Hesse, halkaas oo ku dhawaad 3,000 oo gabdhood ay halis ugu jiraan.[2]
Qiyaastii 200 milyan oo gabdho iyo haween ah oo adduunka oo dhan ah ayaa la gudaa. Sannad walbo 3 milyan oo gabdho ah ayaa lagu daraa.[3]
Inta badan waddamada Afrika iyo sidoo kale Jarmalka, waa mamnuuc gudniinka dumarka.
[1] Wasaaradda Federaalka ee Arrimaha Qoyska ee Muwaadiniinta Waayeelka ah, Haweenka iyo Dhallinyarada (BMFSFJ), 25 Juun 2020
[2] TERRE DES FEMMES, waxaa lagu qiyaasaa tirada kiisaska aan la soo sheegin, illaa Oktoobar 2020
[3] www.who.int/news-room/fact-sheets/detail/female-genital-mutilation